Ciidanka Qaranka Somaliland iyo dabaal degii 18 May 🇭🇺 The National Army of the Republic of Somaliland celebrates the 34th anniversary of the country's regaining of independence 🫡 #shiineculay #somaliland #somalilandtiktok #18may💚🤍❤️
Shiine Culay oo hada diyaarad shidaal ku soo shubtay ayaa u soo duulay Hargeysa 🛫 Jamhuuriyada Somaliland Hambalyo 18 May 🇭🇺 Beri subax 11:00 ayaan soo degayaa, Insha Allaah #shiineculay #fyp #somaliland #18may💚🤍❤️
Lix cisho oo aan dalkayga hooyo u joogay dabaal degii 18 May, dalxiis, dal iyo dad barasho kadib saaka ayaan si nabad ah uga degay Jarmalka. Somaliland mudadii aan joogay waxa la ii soo dhoweeyey si gobonimo leh oo aad marag ka tihiin dhamaantiin aysana jirin wax aan ku suurayn karo. Beelaha Somaliland dega oo dhami inkasta oo ay yihiin dad gob ah hadana Beesha Reer Shiikh Isxaaq waxay iga mudantahay maanta in aan u sacab tumo 👏. Waxa tihiin dad gob ah, garasho leh oo aan gocasho aqoon, aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in Ilaahay dal ina ku wada beeray oo aan hal qaran idin la harsanayo. Madaxweynaha Jamhuuriyada Mudane Cabdiraxmaan iyo Xukuumadiisa waxqabad iyo wadajir sida milgaha leh ee ay ii maamuuseen waa ku mahadsanyihiin. Jamhuuriyada Somaliland waa dalkaygii, iyada ayaan ku qurux badanahay oo wax ku ahay, sidaa darteed geed dheer iyo mid gaaban waxan u fuuli doonaa danaheeda. Qoraal keliya kuma soo koobi karo wanaagiina, waxa inoo balan ah in aan Maqaaxida soo fariisto, Insha Allaah. Somaliland ha noolaato 🇭🇺 Long live Somaliland 🫡. #shiineculay #somaliland #somalitiktok